BADEL NAFTAADA



Isbadalku mahan sanad taga iyo  midkalo yimaada,    Balse isbadalku wa in naftadu ka gudubto dhaqamadi hore e xumaa kana talabsato khaladaadki hore dibna aysan ugu laaban kana barato cashar 


#Badel_naftaada

Post a Comment

Previous Post Next Post