Qofku marka uu dhasho dhegna waa looga addimaa, dhegta kalena waa looga Aqimaa
markuu dhintana salaaddda lagu tukadaa
noloshu waxay u dhexaysa Aqinka iyo salaadda
كن في الدنيا كأنك غريب أو عابر سبيل
Waxad tahay Qof waddo dhaafaya
Waa qaddar kooban Ku tasho, kana tasho.