Talooyin

🍁-Mar walba ku celceli, Ilaahow ii door waxad u aragto iney ii khayr badanyihiin.🥺🤲

🍁Si kasta oo dadka ugu kalsoonaato ugu tag siraahaga naftaada ..

🍁 Noqo qof ku qurux badan akhlaaqdiisa qani ku ah qanaacadiisa kuna weyn isdhul dhigiisa .

🍁 Qofka si badheedh ah kaaga maqnaada inaad ilowdo waa waajib ..

🍁  Waxaanad jecleyn inay kugu dhacaan haku dhibin dadka kale .. 💜

🍁 Si aanad u dhicin haku tiirin dhabarkaaga cidna   

🍁  Sharaftada ilaasho waayo nolosha cidna uma istaageyso 

🍁- khayr filo si kasta oo ay dhibaatooyinku u bataan..!🍂


Post a Comment

Previous Post Next Post