🌸Inaad u qirto dad kale waxay kaaga fiicanyihiin waa arin looga dayanayo Anbiyada, sida Nabi muuse uu u yiri oo kale:
وَأَخِي هَارُونُ هُوَ أَفْصَحُ مِنِّي لِسَانًا...
Walaalkay Haaruunbaana iga Fasiixsan Carrabka (Hadalka)...
🌸Sido kale inaad inkirto qof walalkaa ah fiicnaantiisa waa mid sheydaan looga dayanayo sida uu Ibliis uu u yiri oo kale:
قَالَ أَنَا خَيْرٌ مِّنْهُ ۖ خَلَقْتَنِي مِن نَّارٍ وَخَلَقْتَهُ مِن طِينٍ
Wuxuu yiri (Ibliis) anaa ka kheyroon isaga (aadam), waxaad iga abuurtey naar isagana waxaad ka abuurtey dhoobo.
Qof waliba u qir wanaagisa adigoonan is xaqireenin ❤️
Tags:
TALLO IYO TUSMO